Bogga Tacsida ee Hiiraan Online

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada



  First
  Prev
  Post
  Home
Next  
Last  
Viewing Page 1 of 2 (Total Entries: 14)
April 23rd 2022
01:23:36 AM
Name/Magac  

Ibrahim Issaq

City/Magaalo  

London

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Allah ha u nahaharito, wa nin aad ugaranayo wahaan is la jooney magalada Bologna Italy whaan tacyo udiraaya family o dhan

Email Email    
April 12th 2021
08:08:46 AM
Name/Magac  

Mohamed Abdi Baabuli

City/Magaalo  

Hargeisa, Somaliland

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Ina Lilahi wa ina ilehi rajicuun.
Ilaahay swt ha unaxariisto Captain Cali Faarax, Janatul firdowsna haka waraabiyo. Qoyskii iyo dhamaan ehelkii u katagayna ilaahay samir iyo iimaan ha siiyo. Khaas ahaan Khadra Biihi yoonis.

Email Email    
April 4th 2021
03:58:21 PM
Name/Magac  

Giama Add

City/Magaalo  

Ottawa, Canada

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Ina Lilahi wa ina ilehi rajicuun.
My sincer condolence to Qadra Bixi,her children, and Bixi Yonis family.

Mat Allah bless his soul.

Email Email    
April 4th 2021
02:44:54 PM
Name/Magac  

Cadnaan Cabdillahi

City/Magaalo  

Canada

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun!
Illaahay ha u naxariisto duuliye captain Cali Faarax ehelkiisana samir iyo iimaan haka siiyo aamiin

   
April 1st 2021
11:11:53 PM
Name/Magac  

Mohamed Ibrahim Nur

City/Magaalo  

Mogadishu

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Innaa Lillaah Wa Inna Ileyhi Raajicuun!
Allaha u naxariisto, jannadiisana Firdowsana haka waraabiyo. Waa geeri naxdin badan. Sabar ito iimaan Allaha naga wada siiyo dhamaanteen. Aamiin!

Email Email    
April 1st 2021
08:07:42 PM
Name/Magac  

crisaq

City/Magaalo  

nairobi

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  

rabi ha unaxaristo marxuka samir iyo iman rabi ha ka siiyyo ehelkiyo qarababa

   
April 1st 2021
04:36:56 PM
Name/Magac  

Mohamed Hagi-Yusuf/Aasiya Ahmed

City/Magaalo  

Ottawa

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  

waxaan halkan uga tacsiyadeeynaa ehelka iyo qaraabada Marxuum Ali Faarax,waxaan allah uga baryeynaa in uu ka raali noqdo reerkana samir iyo iimaan ka siiyo,

Email Email    
April 1st 2021
07:48:33 AM
Name/Magac  

Mohammed I Hilowle

City/Magaalo  

Juba

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
ALLAHA waxaan ugu baryeynaa inuu naxariistii janno siiyo, reerka iyo inaga oo dhanna samir iyo iimaan ALLAHA hanaga wadasiiyo, Amiin. Waa geeri naxdin badan leh.

Email Email    
March 31st 2021
03:16:30 PM
Name/Magac  

Abdirizak Abdi

City/Magaalo  

Ottawa Ontario

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  

CALI FAARAX. Waxaan illahay kaaga baryayaa janada Dhammaanteyn Samir iyo iimaan allaha naga wadasiiyo Allaha unaxariisto Amiin

Email Email    
March 31st 2021
02:49:09 PM
Name/Magac  

Ahmed Osman Maskaro

City/Magaalo  

Ottawa

Halkaan ku dhaaf tacsidaada  


إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Waa geeri naxdin leh, ALLAH naxariistii janno haka waraabiyo reerkiisa qaraabadiisa iyo annagoo dhan samir iyo iimaan ALLAH hanaga wadasiiyo Amiin.

Email Email    


  First
  Prev
  Post
  Home
Next  
Last  
Viewing Page 1 of 2 (Total Entries: 14)