May 3rd 2013
09:17:26 AM
| Viewing Page 1 of 14 (Total Entries: 132) |
|
|
|
May 3rd 2013 09:17:26 AM |
|
Name/Magac |
Prof. Ahmed Abdi Issa |
City/Magaao |
Geneva |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
Ina\'ilahay wa ina\'Ilahayu raajucuun. Dr. Cumar Cusman Raabi Wuxu ahaa halgamaa, aqoonyahan, wadani Somaaliyeed iyo nin muxsin ah. Geerida Dr. Cumar Cusmaan Raabi waxay dhabar jab ku tahay ummada somaaliyeed ee Geeska Africa. Raxmaanka waxaa uga barayayaa in marxuumka uu janatul aclaa geeyo-Janatul Fardowsa. Waxaan halkan tacsii halkan uga tabinayaa marxuumka xaaskisii iyo caruurtisii. |
Email
|
|
|
|
|
|
|
|
April 30th 2013 08:43:41 AM |
|
Name/Magac |
Idris Hassan Mohamed \"Lugogod\" |
City/Magaao |
Minneapolis, Minnesota |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
Innaa Lilaahi wa innaa Ileyhi raajicuun. Dr. Cumar Cusmaan Raabi waxaan ku bartay magaalada Muqdishu sannadkii 1988. Shir aqoonyahannada ah oo ka socday Xamar oo uu ka hadlay Dr. Raabi ayaan ka qaybgalay. Si aad ah ayaan ugu riyaaqay aragtidii uu halkaas ka soo jeediyey. Ka dib waxaan ugu tegay Hotelka Cabdullaahi Maajoor oo uu Dr. Raabi degganaa. Wuxuu i tusay khariidad (Map) Soomaaliya ah oo uu horraantii 1980\'s uu sameeyey. Wuxuu i tusay iina sheegay in reer walba oo Soomaali ah ay magac jabhadeed la bixi doonaan. Way dhacday (Ilaahay SWT ayaa solonsiiyey). Wax badan buu ka digay jabhadah S-ta wata. Dr. Raabi wuxuu ahaa nin taqi ah, dadka iyo dalka Soomaaliyeed aad u jecel, waddani ah, geesi ah, codkar ah, aqoonyahan dhaba (a scholar with originality and depth), ixtiraan badan. Dr. Raabi booskii uu ka baxay waa bannaanyahay. Way adag tahay si loo buuxiyo booskii uu banneeyey. Ilaahay Jannadii firdowsa ha ka waraabiyo, qoyskii, ehaldii iyo asaxaabtiisiina Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aamiin!! |
Email
|
|
|
|
|
|
|
|
April 29th 2013 09:14:50 PM |
|
Name/Magac |
Abdirahman Omar Ibrahim |
City/Magaao |
Minneapolis MN |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
Iali laahi wa inaa ileyhi raajucun. Allaha u naxaxaristo Dr Cumar Cusman Raabi, samir iyo imaan Allaha ka siiyo eheldadiisa iyo dhamaan Somaali weeyn isagana Alle waxaan ugu bryeeynaa Janadii Firdowso Aamiin Anagana gadaashiis Alle nama fidneeyo Aamiin |
Email
|
|
|
|
|
|
|
|
April 29th 2013 02:03:09 PM |
|
Name/Magac |
fadumo xasan ibraahim |
City/Magaao |
Aarhus |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ILAAHEY HA U NAXARIISTO MARXUUM DR. RAABI EHELKIISANA SAMIR IYO IIMAAN ALAH KA SIIYO AAMIIN |
Email
|
|
|
|
|
|
|
|
April 29th 2013 12:33:18 AM |
|
Name/Magac |
ABBAS AHMED BOLAY/BOLAY FAMILY |
City/Magaao |
Melbourne-Australia |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
Alle ha naxariisto oo janada ka waraabiyo walaalkeen eheladiisana sabir iyo iimaan haka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RAB. |
Email
|
|
|
|
|
|
|
|
April 28th 2013 09:48:56 AM |
|
Name/Magac |
M Cige |
City/Magaao |
Edmonton, Alberta, Canada |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
Inaa Lilaah Wa inaa ilaahu Raajicuun - Aqoonyahan Soomaaliyeed bee ahaa ilaahay janadii farduusa haka waraabiyo umada Soomaaliyeedna ama afka soomaaliga ku hadashana Samir iyo iimaan ha inaga siiyo aamiin aamiin |
|
|
|
|
|
|
April 28th 2013 06:08:32 AM |
|
Name/Magac |
Mohamed Amin |
City/Magaao |
Ottawa |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
Alle ha naxariisto oo janada ka waraabiyo walaalkeen eheladiisana sabir iyo iimaan haka siiyo. AAMIIN. |
Email
|
|
|
|
|
|
|
|
April 27th 2013 04:26:36 PM |
|
Name/Magac |
zeinab omar ahmed |
City/Magaao |
toronto |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
We have lost a great somali patriot. Being born outside somalia, Dr Rabi planted in us love of our country and inshaalaah we will carry his touch!!!! |
Email
|
|
|
|
|
|
|
|
April 26th 2013 03:24:47 AM |
|
Name/Magac |
Mohamed Osman |
City/Magaao |
Nairobi, Kenya |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
Alla hu naxariisto Dr Raabi, jannadii Firdowsa Ilaahay haka waraabiyo. Waxa aan maqaalladiisa ku soo daabici jiray wargeyskii Somali Press ee Toronto, Canada. Macrifo aad u wanaagsanna waa naga dhaxeysay, isaga oo kale waa adkaan doontaa sidii lagu helo. |
Email
|
|
|
|
|
|
|
|
April 23rd 2013 09:26:30 PM |
|
Name/Magac |
Elias Mohamed |
City/Magaao |
Ann Arbor, MI |
Halkaan ku dhaaf tacsidaada |
Salamu Calaykum waraxmatullah, Inaa Lilah Waina Ilaayhi raajicuun. Allah ha u naxaristo Dr. Omar. Macalin ayuu ii ahay 4th grade in Windsor, Ontario. Mashaa Allah, I\'ve had childhood memories of Dr. Cumar. He was indeed a great man that valued his religion and his people. May Allah have mercy on his soul and grant him the highest level in Jannah. Does anyone know where his family resides? May Allah give them patience as well. Ameen |
Email
|
|
|
|
|
|
|
|
| Viewing Page 1 of 14 (Total Entries: 132) |